Trump oo hadalo isir naceyb ah ku Weeraray Ilhaan Cumar & dalka ay ka soo jeedo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo ka mid ah xubnaha Kongareska Mareykanka, iyo haween la mid ah oo ku jira kongreska Trump ayaa farriimo is-daba joog ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku yiri: “Waa arrin xiiso leh inaan aragno … Continue reading Trump oo hadalo isir naceyb ah ku Weeraray Ilhaan Cumar & dalka ay ka soo jeedo